Madaxweyne Andry Rajoelina oo ka badbaaday isku day dil iyo dad loo xiray

Dacwad-oogaha guud ee dalka Madagascar ayaa sheegay inay fashiliyeen isku day lagu dili lahaa Madaxweyne Andry Rajoelina, isla markaana ay xireen dhowr tuhmane oo ay ku jiraan Ajaaniib. Sida ay sheegeen ilo-wareedyo diblomaasiyadeed Laba qof oo Faransiis ah ayaa ka mid ah dhowr qof oo Talaadadii lagu xiray jasiiraddan ku taalla Badweynte India, taasi oo … Continue reading Madaxweyne Andry Rajoelina oo ka badbaaday isku day dil iyo dad loo xiray